Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2017

fartag

Daawo:Musharaxiinta u tartamaya xilka Madaxtinomo ee Soomaaliya ayaa Kubaaqay Fartaag in laga saaro Gudiga doorshada

31st January 2017 admin 0

Musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa qaadacay doodda musharraxiinta oo loo balansanaa inay maanta dhacdo waxay sheegeen in lajabinyey heshiiskii musharraxiinta iyo guddiga doorashada […]

kufi

Daawo:Cadaado Gabar Lix jira oo Aqoonsatey Ninkii Kufsaday ayaa lagu soo bandhigay saldhiga Booliiska

31st January 2017 admin 0

Baryahaan dambe waxaa soo badanayey hadal haynta gabdhaha kufsiga loo gaysto Degmada Cadaado ee maamulka Galmudg ayaa waxaa lagu soo bandhigay ragii qabsaday Gabar 6 […]

DEGDEG: Musharrixiin badan oo kulan ku leh Muqdisho

31st January 2017 admin 0

In ka badan 10 musharrax ayaa kulan adag iminka uu uga soconayaa magaalada Muqdisho. Kulanka oo ay musharrixiinta uga hadlayaan arrimaha doorashada Soomaaliya ayaa waxa […]

Xog:Maxaad Kala Socotaa Xariga Xildhibaan Shuceyb!

31st January 2017 admin 0

Xalay ayay ahyd markii werar ay Ciidamada Jubland ku Qadeen Guriga uu magaalada Kismaayo Ka deganaa Xildhibaan Shuceyb ibraahim Faarah oo hada ku jiro Gacanta […]

tarzan

XOG: Tarzan oo kashifay sir badan oo ku saabsan doorashada

31st January 2017 admin 0

Sida uu qorshuhu ahaa Maanta ayaa lagu waday in magaalada Muqdisho  lagu qabto dood wadaag ay ka qeyb galayaan Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxtinimada […]

MUUQAAL: Odayaasha Buuhoodle Oo Taageeray Madaxweyne Galeyr

31st January 2017 admin 0

DEGDEG DAAWO: DR. Beyle Oo Xaqiijiyay In La Baajiyay Dooddii Musharrixiinta

31st January 2017 admin 0

Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha JF Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in gabi ahaanba la joojiyay doodii loo qaban lahaa Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha jamhuuriyada […]

No Image

Dhageyso: Xildhibaankii Puntland Dib Loogu Celiyay Oo Mar Kale Garoowe Lagu Doortay

31st January 2017 admin 0

Xarunta Jaamacadda PSU ee magaalada Garoowe ayaa hadda waxaa lagu soo gabagabeeyey doorashada mid kamid ah xildhibaanada aqalka hoose ee barlamaanka Soomaaliya ka soo gelaya […]

SAWIRRO: Madaxweynaha Puntland Oo Soo Afmeeray Safarkiisii Gobolka Bari

31st January 2017 admin 0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkar ayaa soo gebagebeeyey safarkiisii uu ugu kuur gelayey […]

deg

Dhagesyo:Kismaayo Xildhibaan ka tirsan Jubbaland Kanasoo jeeda gobolka Gedo oo Xabsiga Loo Taaxaabey

31st January 2017 admin 0

Ciidamada Ammaanka Maamulka Jubbaland ayaa Maanta Xabsiga dhigay Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Maamulka Jubbaland oo lagu Magacaabo Shuceyb Ibraahin Faarax, Ciidamada Nabad Sugidda Jubbaland […]

musharaxin

Musharaxiin isaga baxay Doodii Maanta Kadib Markii Tvga Live looga dayn waayey internetka oo lajaray

31st January 2017 admin 0

Qaar ka mid ah 24 Musharaxa ee u taagan in ay u tartamaan Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta Bilaabay Dooda,waxaana Doodu ay ka bilaabatay Xarunta Golaha […]

Bulshada Ku dhaqan Goldogob oo kahadlay Xarigii loogestey wiilashii kufasday Gabdhaha

31st January 2017 admin 0

Duqa magaalada Muqdisho ayaa lacag dhan boqol iyo konton kun oo dolar ku wareejiyey Shirkad Turki ah oo dhisaysa wadada

31st January 2017 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yusuf Xuseen Jimcaale ayaa lacag dhan $150,000 oo doolarka Mareykanka ah guddoonsiiyay shirkadda dhiseeysa waddada isku xirta Ceelgaab […]

No Image

farmaajo ayaa xildhibaanada fariin u diray ugana digay Maamul gobooleedyada inaysan dadka ku qasbin Xasan Shiiq oo ku fashilmay

31st January 2017 admin 0

Musharax Maxamed Cabdulaah Farmaajo oo shir jaraa’id oo ku qabtey hoyga uu kadagan yahay magalada Muqdisho, waxuu xildhibaanada soomaliyeed kacodsaday inay si qoto dheer uga […]

gaas

Madaxwaynaha Puntland oo dhagax dhigay Wado laami ah oo Isku Xirta Bandar-Bayla iyo Qardho

31st January 2017 admin 0

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu dhagaxdhigay wado laami ah oo isku xiri doonta degmada Bandar-Bayla iyo Degmada Qardho, wadadaas oo […]

Posts pagination

1 2 … 22 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes