Madaxwaynaha Puntland oo dhagax dhigay Wado laami ah oo Isku Xirta Bandar-Bayla iyo Qardho

gaas

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxa uu dhagaxdhigay wado laami ah oo isku xiri doonta degmada Bandar-Bayla iyo Degmada Qardho, wadadaas oo Madaxaweynuhu uu sheegay in wadadani lagu hirgelidoono isku tashiga Puntland iyo shacabkeeda, wadadani wax wayn ka tari doonto isu socdka bulshada iyo horumarka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.