farmaajo ayaa xildhibaanada fariin u diray ugana digay Maamul gobooleedyada inaysan dadka ku qasbin Xasan Shiiq oo ku fashilmay

Musharax Maxamed Cabdulaah Farmaajo oo shir jaraa’id oo ku qabtey hoyga uu kadagan yahay magalada Muqdisho, waxuu xildhibaanada soomaliyeed kacodsaday inay si qoto dheer uga fakaraan ciday dooranayaan.

Dhanka kale waxuu fariin udiray maamul goboleedyada dalka inaysan Bulshada soomaliyeed ku qasbin Musharax Ku Fashilmay masuuliyadii uu horey u hayey, ugu dambayntii wuxuu Musharaxiinta u sheegey inay ku kalsoonaadaan Dalkooda iyo dadkooda aysana karaadin taageero shisheeye.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.