Duqa magaalada Muqdisho ayaa lacag dhan boqol iyo konton kun oo dolar ku wareejiyey Shirkad Turki ah oo dhisaysa wadada

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yusuf Xuseen Jimcaale ayaa lacag dhan $150,000 oo doolarka Mareykanka ah guddoonsiiyay shirkadda dhiseeysa waddada isku xirta Ceelgaab iyo afisyoone.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.