Dhagesyo:Kismaayo Xildhibaan ka tirsan Jubbaland Kanasoo jeeda gobolka Gedo oo Xabsiga Loo Taaxaabey

deg

Ciidamada Ammaanka Maamulka Jubbaland ayaa Maanta Xabsiga dhigay Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Maamulka Jubbaland oo lagu Magacaabo Shuceyb Ibraahin Faarax, Ciidamada Nabad Sugidda Jubbaland ay Xabsiga dhigeen islamarkaana ay kala baxeen Guri uu ka degenaa Magaalada Kismaayo.

Xildhibaan Shuceyb Ibraahin Faarax ayaa kamid ah Xildhibaanada laga soo doortay ama Jubbaland ka soo galay Gobolka Gedo ,lamana oga Sababta loo xiray Xildhibaanka, Arintaan ayaa Daba socota Madawaynaha Jubbaland oo horay ugu sheegay inuu xiraayo xildhibaankii laga maqlo mooshin.
Hoos kadhageyso Cagajugleeentii axmed Madoobe

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.