Daawo:Cadaado Gabar Lix jira oo Aqoonsatey Ninkii Kufsaday ayaa lagu soo bandhigay saldhiga Booliiska

kufi

Baryahaan dambe waxaa soo badanayey hadal haynta gabdhaha kufsiga loo gaysto Degmada Cadaado ee maamulka Galmudg ayaa waxaa lagu soo bandhigay ragii qabsaday Gabar 6 Jir ah waxayna farta ku fiiqday ninkii kufsaday oo katirsanaa ciidanka 21aad ee maamulka Galmudug.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.