Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2016

Dhageyso:Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo Ciidamada Dowlada ka Cabanayo.

3rd April 2016 admin 3

Qaar ka mid dadka ku ganacsada suuqa Bakaaraha oo ah suuqa ugo weyn magaalada Muqdisho ayaa waxa aay ka cabanayaan dilil ka dhacay suuqa bakaaraha […]

Dhageyso:Wafdi ka socda QM,IGAD iyo Midawga Yurub oo gaaray Garoowe

3rd April 2016 admin 2

Wafdi ka socda QM,IGAD iyo Midawga Yurub ayaa Goor dhaw gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland,waxaana Garoonka Diyaaradaha Garoowe ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan […]

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Puntland ku bogaadiyay oggolaanshaha qaabka doorasho ee 2016-ka

3rd April 2016 admin 3

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuu bogaadinayaa dadaalka dheer ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Sharma’arke iyo […]

Toos Baardheere: Qaban-Qaabada Aaska Cabdulaahi Eelaay oo Halkaasi ka socota.

3rd April 2016 admin 0

Qabanqaabada Aaska alaha u naxariistee Mudane Cabdulaahi Cabdi Aadan Dalal ” Cabdulaahi Eelaay” ayaa ka soconeysa iminka Gudaha Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Masuuliyiin ka […]

bardhere

DEGDEG: Hawlgallo Balaaran oo ka soconaya Gudaha Degmada Baardheere kadib Dilkii Cabdulaahi Eelaay ee Xalay halkaasi ka dhacay.

3rd April 2016 admin 0

Hawlgallo aad u balaaran ayaa saaka ka soconaya Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, kuwaas oo lagu baadi goobaayo cidii dishay allaha u naxariistee Marxuum Cabdulaahi […]

Daawo:Masuuliyiinta Baardheere oo sheegay in ay dardar galinayaan Hawgalka ka dhanka ah Al-shabaab.

3rd April 2016 admin 7

Madaxda degmada baardheere ayaa sheegey inay bilaabeen hawgalo ka dhan ah alshabaab degaano qaarkoodna waa laga saarey kuwa kalana waa ku daba jirnaa siduu sheegay […]

Daawo:Haweenka Baardheere oo billaabay dib u nooleynta dhaqanka Soomaaliyeed

3rd April 2016 admin 3

Haweenka soomaliyeed ee ku nool degmada baardheere ayaa sameyey xarun lagu kaydiyo hidaha iyo dhaqanka ururka horumarinta haweenka soomaliyeed ee (waamo) ayaa xaruntaad ka furay […]

Daawo:Hanti Dhowrka Qaranka oo Sheegay in Musuqmaasuq baahsan uu Ka Jiro Hay’adaha Dawlada Federaalka.

3rd April 2016 admin 0

Hanti dhowrka qaranka soomaliyeed ayaa eedeyn kulul ujeediyey in hay’adaha dawlada federaalka Soomaliyeed uu ka jiro musuqmaasuq balaaran ha ahaado xaga maareynta dhaqaalaha, shaqo qorista […]

DEGDEG: Masuul ka Tirsan Maamulka Degmada Baardheere oo Goordhaw Gudaha Degmadaasi lagu Dilay.

2nd April 2016 admin 3

Waxaa Caawa fiidkii Gudaha Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo lagu dilay allaha u naxariistee Marxuum Cabdulaahi Cabdi aadan Dalal Cabdulaahi eelaay, oo kamid ahaa saraakiisha […]

Daawo:Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay guulaha ciidamada Dowalda Soomaaliya

2nd April 2016 admin 5

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay dagaalkii lagu qaadey Al-Shabaab oo fuliyeen ciidamada dawlada Somaliya oo taageero ka helaya kuwa dawlada Marayakan kana fuliyeen sheebalada Hoose. […]

Daawo:Caabudwaaq Madarasada Quraanka Daru iimaan oo u Baahan in lacaawiyo

2nd April 2016 admin 4

Maamulka iyo Waalidiinta Madarasada Daar’ iimaan ee degmada Caabudwaaq ayaa uGu baaqey in muslimiinta ay kaqayb qaataan wajiga labaad ee dhismaha madarasada . daaru’iimaan waxaa […]

Dhageyso: Al-shabab oo Nin u dhashay Tanzania ku dilay Degmada Jilib

2nd April 2016 admin 4

Wararka ka imaanaya Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in Al-shabab ay halkaa ku dileen Nin u dhashay Wadanka  Tanzania,kaasoo ay ku Eedeeyeen […]

amisom

Dhageyso: Ciidamada AMISOM oo Madaafiic ku garaacay Tuulooyin hoostaga Janaale

2nd April 2016 admin 4

Wararka ka imaanaya Tuulooyin Hoosyimaada Degaanka Janaale ee Gobolka Shabellaha Hoose oo ay ka mid yihiin Kaaytooy,Afbanaane iyo Garsiine ayaa waxaa ka dhacay Duqeyn ay […]

AMISOM”Shabellaha Hoose waxaan ku dilnay 22 Shabaab ah”

2nd April 2016 admin 3

Hoggaamiye sare oo ka tirsanaa kooxda argagixisada ee Al-shabab, ayaa lagu dilay howl-gal si wadajir ah ay xalay ciidamada midowga Africa (AMISOM) iyo Ciidamada qaranka […]

No Image

TOP News: Mareykanka oo Sheegay Magaca Sarkaal Shabaab ah oo ay duqeyn cirka ah ku dileen.

2nd April 2016 admin 0

  Saraakiisha Soomaalia iyo kuwa Maraykanka ayaa idaacadda VOA u sheegay in hawlgal lagu bartilmaameedsanayo Al-Shabab uu dhacay. Aqalka Gaashaandhigga ee Maraykanka ayaa sheegay in […]

Posts pagination

« 1 … 32 33 34 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes