Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2016

Dhageyso:-Maamulka Janaalle oo kahadlay sidii Shabaab Degaanka looga saaray

4th April 2016 admin 2

Iyadoo Saaka Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay Shabaab kala Wareegeen Degaanka Janaale oo dhaca Koofura Soomaaliya kana tirsan Gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxaa […]

Faah-faahin:- Gaari lagu soo raray Waxyaabaha Qarxa oo Muqdisho lagu qabtay”Sawiro”

4th April 2016 admin 4

Faah-faahin dheeri ah ayaa ka soo baxaysa Gaari Nuuca Raaxada ah oo laga oo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa,kaas oo la soo dhigay Maqaaxida Blu SKY oo […]

farole

Dhageyso:C/raxmaan Faroole oo ka hor yimid Heshiiskii Puntland iyo DFS

4th April 2016 admin 4

Madaxweynihii hore ee Puntaland Cabdiraxmaan Farole ayaa sheegay in uusan taageer saneyn  in Puntland qaadato nidaamka 4.5, isaguna uu taagan yahay go’aankiisii hore. C/raxmaan faroole […]

Puntland iyo Dadka Koofurta: Umalkii Dawaco loo qabay Weer Daba xumoow lagu fur!

4th April 2016 admin 0

Ciwaanka Qormadan oo ah Umalkii Dawaco loo qabay Weer Daba xumoow lagu fur!,waxaa uu ahaa Sheeko Carruureed, Ubadka lagu madadaaliyo ka horta inta aysan seexan […]

Daawo:Maamulka degmada Doolow oo gurmad biyo dhaamis ah Saameeyey.

4th April 2016 admin 3

Maamulka degmada doolow ayaa gurmad biyo dhaamis ah usameeyey tuulooyinka udhaow doolow waxaana jirta abaar ku habsatey dadkii iyo deegaanka.maamulka Degmada Doolow iyo waxgaradka aya […]

Daawo wabigii Shabelle oo Dib u Biyo Keenay, iyo Shacabka oo aad u soo dhaweeyey.

4th April 2016 admin 5

iyadoo jirtey abaar ku timid soomaliya baa hadana waxaa uGu darmadey biyii wabiyada oo guray taasoo keentay inay sii xumaato xaaladii abaareed ee dadka iyo […]

XOG: Qaar kamid ah Masuuliyiinta Maamulka Degmada Baardheere oo lagu eedeeyey Dilkii Cabdulaahi Eelaay. “yaa Kamid ah”???

4th April 2016 admin 1

Degmada baardheer ee Gobolka Gedo waxaa 24kii saac ee la soo dhaafay ka dhacay laba fal dil togasho ah, oo loo geystay laba nin oo […]

Daawo:Puntland oo Aqbashey Nidaamka 4.5 iyo Heshiis lakala Saxiidey

3rd April 2016 admin 3

  Maamul goboleedka Puntaland ayaa aqbalay Nidaamka 4.5 qodobadii lagu heshiiyey hoos kadaawo

Degdeg: Dilkii labaad oo 24 Saac Gudahood ka dhacay Baardheere, iyo Xaaladda Degmada oo kacsan.

3rd April 2016 admin 1

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in magaalada Baardheere ee Gobalka Gado goordhow lagu dilay sarkaal horrey uga tirsanaa  dowladda Soomaaliya. Sarkaalka la dilay ayaa […]

Dhageyso: Shacabka ku dhaqan Deegaanka Dhabad oo maamulka Galmudug ku eedeeyey in ay barakicin ku wadaan.

3rd April 2016 admin 2

Qaar kamid ah dadka deegaanka dhabad ee Gobolka Galgaduud ayaa Maamulka Galmudug ku eedeeyey in ay ku wadaan barakicin iyagoo qaab qabiil u soo abaabulaya […]

dagaal

TOOS U dhageyso : Shaqaaqo ciidamo ka wada Tirsan Dowladda ku dhexmartay Degmada Baledxaawo.

3rd April 2016 admin 6

Ciidamo ka wada tirsan Maamulka Degmada Baledxaawo ayaa maanta is rasaaseyn wax ay ku dhexmartay gudaha Degmadaasi Baledxaawo. Ciidamadani ayaa is rasaaseeyey kadib markii uu […]

Dhageyso: Jamciyadda Salaam oo Deeq lacageed gaarsiisay Deegaanka Dhamse ee Gobolka Gedo.

3rd April 2016 admin 5

Jamciyadda Salaam ee ka hawl gasha meelo badan oo caalamka ah ayaa Deeq lacageed oo Gaareysa 100,000 oo lacagta kenya ah una dhiganta $ 1,000 […]

Ra’iisul Wasaare Sharmaake oo la kulmay Wafuuda Beesha Caalamka”Sawiro”

3rd April 2016 admin 3

Waftigii Ka socday beesha caalamka madaxtooyada Garowe waxay kula kulmeen Ra’iisul wasaare Cumar Cabdiarshiid, salaan kadib, waxaa uu Cumar Cabdirashiid uga mahad celiyey booqashooda. Ergayga […]

cumar

Dhageyso: Xukumada Somaliya oo Maanta U Anbo Bixisay Degaano Ka Tirsan Somlind Gudiga Abaraaha Gurmadka

3rd April 2016 admin 1

Maanta Magaalaada Muqdisho Waxaa Lag Amnbo bixiyay Gudiga Abaaraah Gurmadka OO Garayo Degaaano Ka tirsan Somalind Waxaa Garoonka Ka Sii Sagootiyaya Reysal Wasaare Kuu xigeenka […]

Dhageyso: Sarkaa Ka Tirsan Nabad Sugida oo La Dilay

3rd April 2016 admin 2

Kooxo Hubeysn Ayaa Degmada Xamar Weyne  iyo Xamar Jajab inta u dhaxeyso Wxaa ay ku dilen sarkaal Ka tirsan Ciidamaada Nabd sudiga oo Magaciisa Lagu […]

Posts pagination

« 1 … 31 32 33 34 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes