Daawo wabigii Shabelle oo Dib u Biyo Keenay, iyo Shacabka oo aad u soo dhaweeyey.

iyadoo jirtey abaar ku timid soomaliya baa hadana waxaa uGu darmadey biyii wabiyada oo guray taasoo keentay inay sii xumaato xaaladii abaareed ee dadka iyo xoolahaba soo food saarteyn. waxaa markale dib ilaahay usoo ceshey biyihii wabiga shabeelle taaso dadku farxeen xoolihiina biyo ay cabaan ka heleen .

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.