Daawo:Maamulka degmada Doolow oo gurmad biyo dhaamis ah Saameeyey.

Maamulka degmada doolow ayaa gurmad biyo dhaamis ah usameeyey tuulooyinka udhaow doolow waxaana jirta abaar ku habsatey dadkii iyo deegaanka.maamulka Degmada Doolow iyo waxgaradka aya ku baaqey in dadka biyo lala soo gaaro ha ahaato hay’adaha samafalka ,qurbajoogta, dawlada federaalka iwm .
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.