Ra’iisul Wasaare Sharmaake oo la kulmay Wafuuda Beesha Caalamka”Sawiro”

Waftigii Ka socday beesha caalamka madaxtooyada Garowe waxay kula kulmeen Ra’iisul wasaare Cumar Cabdiarshiid, salaan kadib, waxaa uu Cumar Cabdirashiid uga mahad celiyey booqashooda.

Ergayga QM Somalia, Safiirka Midowga Yurub, wasiirka arimada dibdda Ethiopia iyo xoghayaha urur goboleedka IGAD oo wafigu ka koobnaa ayaa madaxtooyada kula kulmay Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid.

Waxaa la filayaa in isla maanta ay hoolka wasaaradda caafimaadka Puntland shir lagu shaacinayo heshiiska Puntland iyo dowladda fadaraalka oo waftiga yimi ay goob joog ka noqon doonaan.

12939260_979544028759752_801248936_n

12910217_979543635426458_108402477_n

12919260_979546225426199_213573809_n

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.