Dhageyso: Xukumada Somaliya oo Maanta U Anbo Bixisay Degaano Ka Tirsan Somlind Gudiga Abaraaha Gurmadka

cumar

Maanta Magaalaada Muqdisho Waxaa Lag Amnbo bixiyay Gudiga Abaaraah Gurmadka OO Garayo Degaaano Ka tirsan Somalind

Waxaa Garoonka Ka Sii Sagootiyaya Reysal Wasaare Kuu xigeenka Dalka Cumar Carte iyo Xubno Kale oo Ka tirsaan Xukuumada .

Wafdigana Ayaa Waxa Ay Tagayana Gobalaad Owdal iyo Sanaag oo ay Ka jirto Xaalad nolo Xumoo oo aad u Daran Lacag Dhan 1milion oo Dolar ayaa Logu Deeqay Dadka Abaaraha Ay Ku Sameyeen degaano Ka tirsan Somalilnd

Waxaan Lacagrtaasi Laga Soo Aruriyay MNasulinta Dowlada Faderaalka ah iyad sidoo Kale La gaarsin Doono Gurmad xoogan Gobalada Kale ee Dalka

Halkan Ka Dhageyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.