Dhageyso: Sarkaa Ka Tirsan Nabad Sugida oo La Dilay

Kooxo Hubeysn Ayaa Degmada Xamar Weyne  iyo Xamar Jajab inta u dhaxeyso Wxaa ay ku dilen sarkaal Ka tirsan Ciidamaada Nabd sudiga oo Magaciisa Lagu soo Gabiyya Mahad .

Dilka Sarkala  Ayaa La sheegay inu u dhcay Ka dib Markii baabur uu watay Lagu Hor Jaray Baabur Kale Ka dibna Rasas Lagu furay

Kooxah Dilka Geystay Ayaa Gobta Markiibo Ka Baxday Gudoomiyaha degmada Xamaar weyne c.QAADIR Maxmed C/qadir oo La Hadaly Kulmiye AYaa Ka Warbixiayya Dilka Sida uu dhacay

Shalay Ayay Ahyd Markii Dilla Siuyaabo Kala Duwan loo Adegsaday Ay Ka Kaal Dhaceen Degmooyin Ka tirsan G, Baandir Kuwaas oo La shegay qaar Ka mid ah in loo Geysto Ciidamo Ka tirsan Dowlada.

Halkan Ka dhageyso :

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.