Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2016

XOG: Maxaa Kasoo baxay Kulamadii uu Cabdirashiid Indhakoreey ka waday Degmada Baledxaawo ee Gobolka Gedo.

29th April 2016 admin 1

Wali Degmada Baledxaawo waxaa kulamo laleh Odayaasha dhaqanka ee Degamdaasi Cabdirashiid Indhakoreey oo maalmo kahor soo gaaray Degmadaasi baledxaawo. Cabdirashiid Inndhakoreey iyo Odayaasha Dhaqanka ayaa […]

Daawo:Barmaamijka Gobolada Dhexe oo Soo diyaariyey TVGa Somali Cable

29th April 2016 admin 3

Waxaa tvga Somali cable Laga sii daayey barmaamij looga ahadlaayo arimaha gogobolada dhexe oo ay soo tabinaayeen wariyaasha kaga soo warama tvga Somali cable gobolada […]

XOG: Ciidamada Maamulka Gobolka Gedo oo xalay lagu weeraray Fariisimo ay kuleeyihiin Duleedka Degmada Baledxaawo.

29th April 2016 admin 3

Xilli wali ay tagantahay Xiisadii Coladeed ee ka jirtay Degmada Baledxaawo ee Gobolka Gedo, ayaa xalay Ciidamo ka amarqaata Cabdirashiid Indha koreey waxa ay weerareen […]

Admiral Qare : Burcad Badeedii waxaa Badashay Burcad Kaluun, ee wax halaga qabto.

29th April 2016 admin 0

Taliyihii hore ee Ciidamada Badda ee Soomaaliya Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qarre) oo hada ah Agaasimaha Hey’adda Cilmi baarista Badaha ayaa sheegay in dowlado […]

Aqriso:Axmed Madoobe iyo Farataag oo Adis Ababa ku Saxiixay Heshis ay Wada Gareen itobiyana ay Goob jog ka tahay.

28th April 2016 admin 2

Kulankii Ka soconayay Aqalka gaarka ah ee Reysal Wasaaraha Dalka Itoobiyo Mangesti Desilin ee lagu Wada Hadal sinayay Hogaamiyaha Maamulka Jublnad Axmed Madoobe iyo Madaxweyne […]

Degmada Balanbele oo Oo Isbitaal wayn Laga dhisay

28th April 2016 admin 3

Waxaa degmada Balanbale ee gobolka Gaduud laga dareemayaa in xawli kusocoto dhismaayasha adeegada bulshada iyadoo mudo dhawyd xariga  laga jarey  dhismaha iskuul iyo college . […]

War Deg Deg: Ciidamada Itoobiyo oo ku Amray indho kori inuu dib ugu so laabto Dolow

28th April 2016 admin 3

War Goor dhow uu Ka Helay Gedo Times Mid Ka mid Masulinyinta Gobalka Gedo Ayaa waxa uu Xaqjiyay in goordhow  qadka  talefanka kula xarireen sarakil […]

Xog:Maxaa Ka soo Baxay Kulankii Indho Kori iyo Odayasha Dhaqanka ay ku yesheen B/xaawo Maanta.

28th April 2016 admin 2

Magaalada Balad-Xaawo oo ay Kacsan Tahay Xaladeed Waxa Maanta Kulan ku yeeshay Odayaasha Dhaqanka Magaalada iyo Cabdi Rashiir Janan “Indho Kori” Kulan ayaa Wax uu […]

Barnaamijka Hooyooyinka Bartay Xirfada Gacanta Caabudwaaq Dhageysi+Masawiro

28th April 2016 admin 0

Qaar kamida haweenka degmada caabudwaaq ayaa bartay xirfado ay nolol maal moodkeeda kusoo saartaan si aysan dad uGu tiirsanaan kan dhistey guryo ay ku noolaadaan.hadaba […]

Daawo:Cabdi Shire iyo Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga oo Kormeeray Xerooyinka Ciidamada Kismaayo

28th April 2016 admin 3

Wasiiru dowlaha wasaarada gaashaandhiga soomaliya Maxamed cali xagaa oo ay weheliyaan masuuliyiin iyo siyaasiyiinta uu kamid yahay Cabdi shire oo kormeeray xerooyinka ciidamada isku dhafka […]

Daawo:Kulan looga hadlayay ka hortagga tahriibka oo ka dhacay Baardhere

28th April 2016 admin 0

Kulan looga hadlaayey sidii dhalinyarada looga wacyi galin lahaa dhibaatada tariibka ayaa lagu qabtey degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. tahriibka ayaa dhib xun kuhaya dhalinyarada […]

roob

Daawo: Roobkii Guga oo ka Curtay Degmada Doolow

28th April 2016 admin 1

Iyadoo abaar xun kajirtay soomaliya gaar ahaan gobolka gedo ayaa roobkii guga kacurtay degmada Doolow ee gobolka Gedo, dadka  baa aad uGu farxay roobkaan kacurtay […]

Baashe Faarax ”Waynu adkeynay ammaanka golaha wakiillada Somaliland”

28th April 2016 admin 0

Xildhibaan Magan: Aniguba Dowladda waa ka tirsanahay ee Dowladda Ma ahan Xasan iyo Cumar, kenyane Heshiis baan la galnay.

28th April 2016 admin 0

Siyaasiyiin iyo odayaal dhaqameed ka socda gobalka Gedo ayaa dowladda Kenya waxa ay magaalada Nairobi kula yeesheen shir seddax maalmood socday. Arrimaha shirka looga hadlay […]

Daawo sawirro: Baabuur laga la goostay Madaxweyne ku xigeenka Puntland

28th April 2016 admin 0

Gaari Laga Afduubtay Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland: Gaari uu leeyahay Madaxweyne ku xigeenka Puntland,Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar (Camay) ayaa laga afduubtay Magaaladda Garoowe,sida ay inoo xaqiijiyeen […]

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 34 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes