Daawo:Kulan looga hadlayay ka hortagga tahriibka oo ka dhacay Baardhere

Kulan looga hadlaayey sidii dhalinyarada looga wacyi galin lahaa dhibaatada tariibka ayaa lagu qabtey degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. tahriibka ayaa dhib xun kuhaya dhalinyarada kuwasoo naftooda ku waaya iyo maalkooda, waxay ahayd mudo dhawayd markii doon wadey 400 Somaliya ay bada ku dagtey intoodii badnaydna waa ku nafwaayeen.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.