Daawo: Roobkii Guga oo ka Curtay Degmada Doolow

roob

Iyadoo abaar xun kajirtay soomaliya gaar ahaan gobolka gedo ayaa roobkii guga kacurtay degmada Doolow ee gobolka Gedo, dadka  baa aad uGu farxay roobkaan kacurtay Doolow kasoo ay sugayeen mudo badan roobkaan ayaa  ka da’ay degaanada doolow udhow .

Hoos Kadaawo 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.