Aqriso:Axmed Madoobe iyo Farataag oo Adis Ababa ku Saxiixay Heshis ay Wada Gareen itobiyana ay Goob jog ka tahay.

Kulankii Ka soconayay Aqalka gaarka ah ee Reysal Wasaaraha Dalka Itoobiyo Mangesti Desilin ee lagu Wada Hadal sinayay Hogaamiyaha Maamulka Jublnad Axmed Madoobe iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Jubland C/laahi sh, ismaciil Faratag ayaa soo Gabo gaboobay goor dhow.

Waxaa Laga So saray kulan Qodob qaar ka mid nuquladiisa uu helay Gedo times Waxaana Ka mid ah .

Waxaan Ka mid ah .

1—Markii uu Hogaamiyaha Maamulka Jubland kismaayo ku laabto inuu Ku Dhawaaqo inuu Yahay Madaxweyne ku Xigeen Fartaag.

2—Si Siman inuu ula Shaqeeyo Ciimada Amisom ee Wada Joogo Magaalada kismaayo oo uu Mid gaar ah uusan Garabsiin

3— Ciidamada La so Xareyay itoobiyo ay soo Xareysay inay Ka mid yihiin Ciimada jubland Cida Tabobarka Siineysan ay tahay itoobiyo.

Waxaa jiro Qodobo kale laakin intaas  aya soo gartay War soo Saaraha Gedo times waxaan idiin soo gudbineynaa Qodobada Kale.

Dhanaca kale Axmed ayaaa loo sheegay inuu Ka shaqeyyo Xasiloonida Magaalada kismaayo iyo deganada maamulka jubland hadii dagaal dib oga qarxan uu qadanayo masuliyadiisa

Waxaa lagu wadaa in si wadajir ah ay oga soo baxan magaalada adis ababa labada masuul Sacadaha soo socdo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.