Degmada Balanbele oo Oo Isbitaal wayn Laga dhisay

Waxaa degmada Balanbale ee gobolka Gaduud laga dareemayaa in xawli kusocoto dhismaayasha adeegada bulshada iyadoo mudo dhawyd xariga  laga jarey  dhismaha iskuul iyo college . hadana waxaa meel gabo gabo ah maraya dhismaha isbitaalka degmada Balanbale waxaana larajeynayaa maalmo kadib in lasmeyn doono xafladii lagu furi lahaa isbitaalkaas  siday ay sheegayaan waxgaradka iyo madaxda degmada balanbale .

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.