War Deg Deg: Ciidamada Itoobiyo oo ku Amray indho kori inuu dib ugu so laabto Dolow

War Goor dhow uu Ka Helay Gedo Times Mid Ka mid Masulinyinta Gobalka Gedo Ayaa waxa uu Xaqjiyay in goordhow  qadka  talefanka kula xarireen sarakil ka tirsan ciidamada itoobiyo indho kori iyago ku amaray inuu dib ugu soo laabto magaalada dolow.

Amarka Saraakisha Itobiyaanka ah ayaa Salka Waxuu Ku Hayaa sida uu u sheegay masuulka gedo times in Xaalada Magaalada la dajiyo sido kalan laga yaabo inay fara galin ku suubiso itoobiyo xiisada ka tagaan magaalada oo kolkii hore ay indhaha ka dawaneysay .

Lama oga sida uu ugu jawaabi doono indho kori amarka aya soo sareen Saraakisha itoobiyo iyado wayadii danbe aysan isku fiicneyn isag iyo itoobiyo oo uu xariirkooda xumaaday ka dib marki uu Kenya xariir fcn la yeeshay.

Dadka Odoroso Siyaasada Gobalka ayaa Rajada Balad Xaawo ku tilaamya Hadi Dagaal uu Ka Dhaco mid Sahli Karto Qasaaro Xogan oo soo Garo Shacabka Halkasi ku nool ee Gabaadka Ka dhiganeyya Nabada Cadaalad Darada lagu Qarinayay ee Magaalada Ka jirtay laakin Hada ay oga sii daran tahay  in Xolahooda ay ku baab’aan Dagaaal siyaasi dan gaar ah wato uuu Dabada ka riixayo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.