Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2016

gaas

Dhageyso: Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay mar kale Dagaalka Shabaab

24th March 2016 admin 1

Madaxweynaha dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu sheegey ciidankii ku shahiiday dagaalkii Al-Shabaab ee dhawaan ka dhacay dhul xeebeedka Nugaal iyo Mudug […]

“Warbixin”Kulan Madaxtoyada Kismaayo Oga Soconayo Cabdi Qadir Luga dhere iyo Axmed Madoobe.

24th March 2016 admin 2

Waxaa uu Madaxtooyada Magaalada Kismyo Kulan uu Oga Soconayaa Xubno uu Hor Kacayo Cabdi Qadir Luga Dheere oo ah Hogaamiye Ku Xigeenka Maamulka, Jubland iyo […]

War Deg Deg ah:Xafladii Kismaayo oo Ku Soo Gabo Gabowday Buuq iyo isku Gacan Qaad.

24th March 2016 admin 8

Waxaa Gordhow Fashil uu Ku Soo Dhamaday Xafladii Lagu Shacinayay heshiiska ay Wada Gareen Axmed Madoobe iyo Siyasiyinta besha Sade  Qaban Qabada XafaladA ayaa Saaka […]

Puntland oo Warbaahinta u soo bandhigtay Maxaabiis Shabaab ah oo lagu qabtay dagaalkii Garacad

24th March 2016 admin 2

waxaa warbaahinta loo soo bandhigay Maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii ciidamada difaaca Puntland la galeen kooxda Al-shabaab ee aaga Garacad, kuwaas oo gaaraya 46 nin. Wasiirka […]

Dhageyso:Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Dagaalka Al-shabaab ee Gobolka Mudug

24th March 2016 admin 1

Madaxweynaha Galmudug  C/kariin Xuseen Guuleed oo Gaalkacyo ku sugan ayaa Shacabka Galmudug ka dalbaday in ay Garabsiiyaan Ciidamada Maamulka ee Dagaalka kula jira Shabaab  si […]

TOP News: Kulan looga hadlaayo Amaanka Soomaaliya oo Maanta ka dhacaya Magaalada Nairobi.

24th March 2016 admin 3

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka socda kulan ay lee yihiin hey’addaha ammaanka dowladda dhexe iyo kuwa maamul goballeedyada. Shirkan ayaa la sheegay in […]

XOG: Maxaa kasoo Baxay kulankii la isku dhafray ee Xalay Kismaayo ku Dhexmaray Siyaasiyiin Sade ah iyo Axmed Madoobe

24th March 2016 admin 1

Xalay waxaa kulan saacado badan socday uu Magaalada Kismaayo ku dhexmaray qaar kamid ah siyaasiyiinta Beesha Sade iyo Hogaamiyaha Maamulka Jubaland Axmed Madoobe. kulanka oo […]

DAAWO: Bulshada ku dhaqan Baardheere oo Qurba joogta ka codsaday ka qeyb-qaadashada dib u dhiska Isbitaalka Degmada

24th March 2016 admin 6

Bulshada Baardheere oo baaq ku aadan dhismaha cisbitaalka degmadaasi udirtay qurba joogta qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa qurbo joogtada ka dalbaday inay dhismaha isbitaalkaan […]

No Image

DAAWO: Kenyanka ku sugan Baardheere oo Gurmad Caafimaad Gaarsiiyay Isbitaalka Degmadaasi

24th March 2016 admin 6

Ciidamada Kenya ee Qeybta ka ah Hawl-galka Midowga afrika ee AMISOM ayaa Deeq Daawo ah gaarsiiyay Isbitaalka Guud Ee Degmada Baardheere. Madashii Daawada lagu Wareejinayay […]

Dhageyso: Gudiga Garoonka Caabudwaaq oo Wareysi gaar ah Gedo Times kasiiyay Xaalka Garoonka ee Degmadaasi.

23rd March 2016 admin 5

Xilli laga dareemaayo hormar Garoonka diayaradaha ee Degmada Cabudwaaq, ayey shabakadda wararka ee Gedo Times waxay la xiriirtay Qaar kamid ah gudiga garoonka si ay […]

Deg Deg:- Galmudug oo qabatay Rag ka tirsan Shabaabkii Puntland la dagaalamay

23rd March 2016 admin 2

 Ciidamada Galmudug ayaa Magaalada Gaalkacyo  ee Gobolka Mudug gaar ahaan Xaafado ku yaalla Koofurta Magaalada ku qabtay  30 ka mid ah Shabaabkii Puntland kula dagaalamay […]

Dhageyso: Xubinta Kalamaan ee loga Hadlo Siyaasada Somaliya Halka Ay Mareyso.

23rd March 2016 admin 0

23=3=016 kusoo Dhawaada Xubinta Kala maan oo Maalin Walbo Marka Laga rebo Jimcaha aad Ka Dhageysan Dontaan War Baahiyaha Gedo Times Halkaan Ka dhageyso.

Madaxweynaha oo u hambalyeeyay ciidanka maamulka Puntland

23rd March 2016 admin 1

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud , ayaa hambalyo u diray ciidanka dowlad goboleedka Puntland, guulihii […]

Maqaal: Siyaasiyinta Besha Sade ee Garay Kismaayo Ma Xildonbaa Mise Waa Xaq Doon.

23rd March 2016 admin 6

Waa Caadi in Qof Walbo Oo Somaali ah u Raadiyo Saamiga uu Ku Leeyahay Nolasha Somaliya Taalo , Midaas oo Jihooyin Badan Leh Laakin Ay […]

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Degmada Jariiban Ee Gobolka Mudug

23rd March 2016 admin 2

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi balaaran oo uu Hogaaminayo ayaa Goor dhaw gaaray Degmada Jariiban ee Gobolka Mudug. […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 28 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes