Maqaal: Siyaasiyinta Besha Sade ee Garay Kismaayo Ma Xildonbaa Mise Waa Xaq Doon.

Waa Caadi in Qof Walbo Oo Somaali ah u Raadiyo Saamiga uu Ku Leeyahay Nolasha Somaliya Taalo , Midaas oo Jihooyin Badan Leh Laakin Ay Kala Duwan Tahay Qaabka Loo  Wajahayo .

Somaaliya Waa Dal Dadkiisa Ay Ka Jacel yihiin Dowladanimda Qabiilka Markii La is Bar Bardhigo Wax Qabadkooda Horamarineed Saamiga Laga Sameynayo Waa Mid u Badan Qabiil, Waa Dal Dowladiisa Ay Ku Dhisan Tahay Qabiil, Dadkiisana Ay Dhulka u Kala Degan Yihiin Qabiil, Habka Ay isku Saacidaana Ay Tahay Qabiil.

Sawirak laga Sameyn karo Ayaa Ah  Somaaliya Maanta

“Qoys Somaliyeed  Baa  Qabiil  Noqdo Halkii ay Ka Ahyd Qabiil Qaran Ma Noqdo”

Wa Jumlada Is Badashay ee Somaaliya Talo Markii La Fiirinayo Halka uu Qof Walbo Somali ah Ka Tagnaa Qaranimada Somaliya iyo Sida Loo Rabo Dal Iyo Dowlada Lagu Nolaado.  Intaas Waa Hor Dhac  Maqaalka aa Qorayo .

Kismaayo Waxaa Gaaray Siyaasiyiin u Jedkooda Safar uu Ahaa in Xal Doon Laga Noqdo Siyaasada Kismaayo Taalo Taas Wajahday Wajiyo uu Dhamaaday Waqtigooda .

U jeedka Kismaayo Ma Ahan nin shalay Xil Wayay inuu Xil Ku Helo Maanta Heshiiska Lagu Garay   Laakin  Waa Dowladnimo ,Hormar Umadded oo Lawajaho Si Dadka Dhibana u ahaa Dhibataad Somaaliya Ay u Dhahaan Waxan helnay Xaqii aan ku Lahayn Dadkii Dalkii .

Waxaa Muuqato in Siyaasiyin Badan iyo Odayaal Garay Ay u Tageen Midna inuu Noqdo Wasiir Ama Xildhibaan Halka Mid Kalan u Noqonayo kan Soo Xulayo .

Farxada Heshiiska Kismaayo Ma Iftiimin Doonto Hadii Howsho Sidaa Noqoto Maxaa Yelay Dadka Ay Quseyso Siyaasada Kismaayo in Lagu Heshiyo Ma Ahan Dad  Xildoon ah  ee Waa Xaq Doon  Markii Odeygii Qabiilkayga ahaa  uu Wasiir Ka soo Helo Kismaayo Markii La Magacaaban uu Dib oga Soo Dhaafo Kismaayo

{ Xaajada Kismaayo soo uma Eko Wax Loo Aday Ayaa Ah Xildoonimo}

Waxaa Kismaayo Ka Soo Barakacy Marki Dagalaada Ay Ka Socdeen Kumanan Qoys Kuwaas oo Wali ugu Laaban La,a Xaalka oo aan Hagaagin Hadii Xalka Kismaayo Xildoonimo Noqdo Howsha Waa “Hasha Maxay Ka Nugtaa Maxyse Ku Nugtaa”

Farsadaha U Banaan Dadka Xalka Kisaamyo Raadinayo

  • Waa In Laga Fikiraa in Dad iyo Degaan Ay Matalayaan Dadka Gor Gortanka Ku jiro.
  • Dadka La Matalayo Inaan Laga Ben Sheegin ee Siyaasada Lagu Hir Galiyo Rabitaankood Runta ah.
  • Xildoonka Xilka Helay Xaqa Bulshada ay Ku Leedahy inuu Cadeeyo Markii uu Xil Qabto

 

Rajada Muuqato  Hadii Kismaayo Heshikeeda Dhaqan Galo.

  • Waxa Dib Ugu Laaban Doono Qoysas badan oo u Ciil qabay Mar inay Tagan Goob ay Barteen Nolashoda Iyo
  • In Magaalada ay Hesho Hormar Dowladimo oo ay Qeyb Ka Qataan Dadka laabtay.
  • In Siyaasada Somaaliya Ay Qeyb Ka Noqoto Goobaha Laga Hogaaminyo Kismayo sida Maamulad Qaar Hada Ay Sameyaan .

 

Caqabadaha Maanta Kismaayo Heysto

  • Magaalo aan Helin Hogaamin Sax Lakin Wali Wajaheyso Hogaamiye urur oo ayasan Bulsho Soo Doran ee Ku Imaaday Qori Afkii .
  • Dadkii oo Wali Ku Kala Irdheysan Siyaasada Taalo Magaalaada
  • Qabiilka oo aan Laga Daweyn dadka Degaanka iyo Cadalaadaro Balaaran oo Muqato
  • Dad oo aan ku Qanacsaneyn Cida Hogaamiyaha u aha Walin Wax Tabanyo

Siyaasiyinta Kismayao joogo ee Besh Sade Ma Xildonbaa Mise Xaq doon?

W/Q: jeylaani Husen yusuf

Talo, Tusaale, Amaan iyo Dhaalil Ku Soo Di

Ciwankan : gedotimes1@gmail.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.