War Deg Deg ah:Xafladii Kismaayo oo Ku Soo Gabo Gabowday Buuq iyo isku Gacan Qaad.

Waxaa Gordhow Fashil uu Ku Soo Dhamaday Xafladii Lagu Shacinayay heshiiska ay Wada Gareen Axmed Madoobe iyo Siyasiyinta besha Sade  Qaban Qabada XafaladA ayaa Saaka Horey Laga Daremayay Magalaada Kismaayo Laakin Markii La isugu Tagay Goobta Xaflada Lagu Wargeliyay Martidii in Goobta Aysan Xaflad ka Dhaceyn Madaxweyne Ku Xigeenka Labaad ee Maamulka Juband ayaa Lagu Edeyay Car Qalada Xafaldii Maanta La Rabay Inay Kismaayo Ka Dhacday Waxan La Sheegay inuu Dhaliilsanaa Heshiiska Ay Kismaayo Ku Garen Besha Sade iyo Axmed Madoobe

Muran iyo Qeylo u Badneyn Hadal Celin Ayaa La Go,ansaday in Dib Loga Laabto Goobta Xaflada Logu Talagalay ,

Ergada Besh Sade Qaar  ka mid ah oo La Hadlay Gedotimes Ayaa u Shegay in Ku Wareersan Yihiin Sida Wax Ay Oga Dhaceen Goobta iyo Dadka Sida Gaarka ah oga Danbeyo,

La soco Wixii soo kordho

2 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.