“Warbixin”Kulan Madaxtoyada Kismaayo Oga Soconayo Cabdi Qadir Luga dhere iyo Axmed Madoobe.

Waxaa uu Madaxtooyada Magaalada Kismyo Kulan uu Oga Soconayaa Xubno uu Hor Kacayo Cabdi Qadir Luga Dheere oo ah Hogaamiye Ku Xigeenka Maamulka, Jubland iyo Hogaamiyaha Maamulka Jubland,

Kulanka ayaa Wax uu Yahay mid si Gaar u Quseeyo Besha Hawiye  Dadka Matlo ee Ku Nool, Magalaada Kismaayo iyo, Axmed , Ka dib Rabshadii goordhow ay Ku Fashilantay   Xafaladii Lagu Shaacin Rabay Heshiska Kismaayo.

Sababta uu Cabdi Qadir Luga Dheere oag Hor yimid Heshiiska, Axmed Madoobe iyo Besha Sade ayaa lagu Shegay inuusan Ku Qancsaneyn Qaabka uu Heshiisaka u Dhacay sidoo Kalan uu Ka Maqan Yahay Xaqii Ay Ku Lahyeen Gobalada, jubooyinka ,.

Kulanka Aya Socdo Qaar Ka mid ilo ku dhow dhow Axmed Ayaa Gedo Times u Sheegay in Axme Madoobe uu Rabo inuu Qanciyo Luga Dheere Laakin uu Isag Ka biyo Diidan Yahay Awood Qeybsiga Qabka uu Dhacay

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.