Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2016

Daawo:Shirkii dib u heshiisiinta jubaland ayaa maantey lagu soo gaba gabeeyey magalada kismayo

25th March 2016 admin 4

waxaa lasoo gabagabeeyey shirkii kismaayo uga socda Beesha sade iyo maamulka jubaland kasoo mudo ka socday kismaayo waxaana laga soo saarey war murtuyeed ka kooban […]

Daawo:War murtiyeedka heshiiskii shirka dib uheshiisiinta mid kamid ah beelaha Jubbaland

25th March 2016 admin 4

Waxaa maanta lagu qabtey magaalo xeebeedka kismaayo oo klu saabsan wada hadaladii u socdey mid kamida beelaha daga jubooyinka gaar ahaan beesha SADE.Warmurtiyeedkaan waxaa saxaafada […]

XOG: Kulamo Gooni gooni ah oo ka soconaya Magaalada Kismaayo iyo ………..

25th March 2016 admin 0

Kulamo gooni gooni ah oo looga arinsanaayo Fashilkii Shalay ku yimid kulankii lagu shaacin lahaa natijooyinkii kasoo baxay Shirkii Kismaayo ka dhacay ayaa ka soconaya […]

DAAWO : Xildhibaano, Siyaasiyiin iyo Ganacsato Duleedka Kismaayo Caana Cabaal u aaday.

25th March 2016 admin 7

Iyadoo magaalada kismaayo ay usbuuyadii lasoo dhaafay ku sugnaayeen Siyaasiyiin iyo ganacsato kasoo jeeda Beesh Sade ayey qaar kamid ah u damaashaad tageen Duleedka Degmadaasi. […]

Daawo: Masaajid si Casri ah loo Dhisay oo Laga hirgaliyey Soomaliya

24th March 2016 admin 17

Masaajid si casri ah loo Dhisay oo Laga hirgaliyey Soomaliya isagoo wali qaybo kale lagu darayo loogu baaqey shacabka Soomaliyeed inay ka qayb qaataan dhismaha […]

hanafi

Daawo:Maxakamadda sare ee ciidanka qalabka sida ayaa maanta u fariisatay dhageysiga racfaankii koowaad

24th March 2016 admin 7

Maxakamadda sare ee ciidanka qalabka sida ayaa maanta u fariisatay dhageysiga racfaankii koowaad. Xasan Xanafi oo dil loo haystey oo u geestey wariyaal soomaliyeed Gudoomiyaha […]

Daawo:Madaxwayne gaas oo gaarey Meelihii Lagula dagaalamey Al-shabab

24th March 2016 admin 6

Madaxwaynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntlad cabdiwali gaas ayaa gaarey goobihii lagula dagaalay Al-Shabaab gaar ahaan garacad halkaasuu kula kulmay Madaxda iyo ciidamada dagaalka kula […]

Daaw Sawirada+Koobka Kubada Cagta ee Jalle Siyaad oo Isku aadkisa La Soo Saray ee ka Bilabanyo Degmada Baladxaawo

24th March 2016 admin 5

Waxaa Magaalada Baladxawo ee G Gedo Si habsami ah Oga Bilabanayo Koobka Jaalle siyaade  Lagu maamusayo Kaas Dhawaa Ka Furamayo . Qaar Ka Mid Dhalin […]

Dhageyso :Xiriirka kubadda Cagtta Soomaaliya oo Tababar lasiin lahaa Isboortiga Sedexda Gobolka Reebay Gobolka Gedo

24th March 2016 admin 3

  Wasaarada Dhalin  Yarada Isbotiga Maamulka Jubland ayaa Wax Ay Ku edeyasay Wasaarada Isbortiga ee Dowlada Somaliya inay Ka Rebtay Gobalka Gedo Tabo Bar Lo […]

Deg Deg:- Galmudug oo Dagaalka ka socda Bariga Gobolka Mudug ku qabtay Maxaabiis Shabaab ah

24th March 2016 admin 4

Wararka ka imaanaya Bariga Gobolka Mudug Ee Galmudug oo uu ka soconayo Dagaal u dhexeeya Ciidamada Galmudug iyo Al-shabaab ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka Galmudug […]

Dhageyso: Xubinta Kalamaan ee loga Hadlo Siyaasada Somaliya Halka Ay Mareyso.

24th March 2016 admin 3

kusoo Dhawaada Xubinta Kala maan oo Maalin Walbo Marka Laga rebo Jimcaha aad Ka Dhageysan Dontaan War Baahiyaha Gedo Times Halkaan Ka dhageyso.

Dhageyo: Galmudug Maxa Ay Ka Tiri Werarkii Al- Shabab Ay La Galeen

24th March 2016 admin 3

Madaxweyne Ku X,igeen 1-aad ee Maamulka Galmudug Maxamed Xashi Carabey Ayaa, Goor dhow Saxafada Kula Hadlay isagoo Ka Warbixiyay dagaalka Cidamadooda Ay La, Galeen Al- […]

Dhageyso:Shirka Golaha wasiirada oo looga hadlay qodobo dhowr ah-Sawirro

24th March 2016 admin 4

Golaha wasiirada ee xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo kulankan looga […]

Sawiro+Malinta Qaaxada Adunka oo Muqdisho Lagu Xusay

24th March 2016 admin 13

Magaalada Muqdisho waxaa maanta laga Xusay Maalinta Caalamiga ee Qaaxada taas oo Maanta oo kale Sanadka laqabto. Waxaaa soo agaasimay Xaflada Wasaarada Caafimaadka Waxaana Masuuliyinta […]

Dhageyso: Putland Maxa Ay Ka Tiri Amaanked Ka Dib Dagaalkii Al- shabab

24th March 2016 admin 2

kulankaas waxaa kasoo qeyb galey Taliya Ciidanka Booliska Puntland Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf afgaduud, taliska qeybta gobolka Nugaal, duqa magaalada Garowe iyo Gudoomiyaayasha xaafadaha. Duqa Caasimada […]

Posts pagination

« 1 … 5 6 7 … 28 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes