Dhageyso: Putland Maxa Ay Ka Tiri Amaanked Ka Dib Dagaalkii Al- shabab

kulankaas waxaa kasoo qeyb galey Taliya Ciidanka Booliska Puntland Cabdirisaaq Maxamuud Yuusuf afgaduud, taliska qeybta gobolka Nugaal, duqa magaalada Garowe iyo Gudoomiyaayasha xaafadaha.

Duqa Caasimada Puntland ee Garowe Xasan Maxamed Ciise “Goodir” ayaa umahad celiyey shacabka ku nool magaalada gaar ahaan haweenka side ey uga qeyb qaateen dagaalkii lagula jirey xoogaga Al-Shabaab

 

Cabdirisaaq Afgaduud ayaa sheegey in cadow badan uu soo galey dalka gudihiis intii uu socdey dagaalkii lagula jirey Al-Shabaab, balse waxuu tilmaamey ineysan nabad ku sii joogeen gudaha magaalooyinka Puntland, sidoo kale waxuu dadwaynaha ugu baaqey iney la socdaan dhaq dhaqaaqa magaalooyinka ey joogaan soona sheegaan dadka aan lagaraneyn heebtooda ee ku cusub Puntland.

Maalmo Ka hor ayay Waxaa Degaano ka Tirsan putaln Ku Soo, Gabo, Gaboobay Dagal,ki Lagu La, jiray Kas oo sababay Qasaro Badan oo, Gaaray Shababkii dagalamyay,.

Masulinta Put,land Wax ay Shegeen in Deganadooad Ay Ka, Sifeyeen, Dagaalayahanadii al- shabab ka Tirsanaa

Halkaan, Ka Dhageyso:

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.