Dhageyo: Galmudug Maxa Ay Ka Tiri Werarkii Al- Shabab Ay La Galeen

Madaxweyne Ku X,igeen 1-aad ee Maamulka Galmudug Maxamed Xashi Carabey Ayaa, Goor dhow Saxafada Kula Hadlay isagoo Ka Warbixiyay dagaalka Cidamadooda Ay La, Galeen Al- shabab .

Waxaa uu Sheegay inay Kaga Adkadeen Dagaalk, Qasaaro Badan Ay Ku Garsiyeen Al- shabab Ay la Dagalamen Sidoo Kale ay Hesytaan Gacan Ku Heynta Degaanka Bud bud oo ay Kula Dagalameen .

Waxaa, uu intasi ku Daray Al- shabab Inay Firxad ahayeen Kolkii Hore Ciimada ay Ka Guleysteen,

Halkaan Ka Dhageyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.