Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2016

Degdeg: Guddi ka kooban 12 Xubnood oo loo Magacaabay Wadahadala Beesha Sade iyo Hogaamiye Madoobe…

4th March 2016 admin 5

Gudi ka kooban ilaa 12 xubnood oo kasoo jeeda Beesha Sade una matali doona wadahadalada lala galaayo Hogaamiye Madoobe ayaa lagu wadaa in lamagacaabo saacadaha […]

XOG: Maxaa kasoo baxay Kulamadii ilaa Xalay Kismaayo Uga socday dhinacyada Beesha Sade….

4th March 2016 admin 3

Kulamo xalay ilaa Maanta Magaalada kismaayo uga socday dhamaan dhincyada Beesha Sade ee kukala aragti duwanaa Siyaasada Jubaland ayaa ka soconaya magaalada Kismaayo. Kulamada oo […]

Daawo: Baarlamaanka Galmudug oo cadeeyey in Madaxweyne Guuleed oo Dagaalkii Dhuusamareeb uu kaalin kulahaa……

4th March 2016 admin 5

Qaar kamid xildhibaanada Barlamaanka ee Maamulka Galmudug ayaa Madaxweynaha Maamulkooda waxay ku eedeeyeen inu ku luglahaa Dagaaladii shalay ka dhacay Magalada Dhuusamareeb. Xildhibaanada oo warfidiyeenada […]

ehlu

Daawo: Ahlusunna ” Duulaankii nalagu soo qaaday dhinacyo badan ayaa ku lug lahaa”

3rd March 2016 admin 2

Maamulka Gobolada dhexe ee ka arimiya Deeganada qeybo kamid ah Gobolka Galgaduud aya ku eedeeyey Ha’adda Nabad Sugidda Iyo Sirdoonka Soomaaliya in ay ku lug […]

DAAWO: Qaabka Kismaayo loogu soo Dhaweeyey Wafdigii Maanta Kismaayo Gaaray ee uu Hogaaminayay Wasiir Diini

3rd March 2016 admin 7

Wafdi uu Hogaaminaayo wasiirka Difaaca Soomaaliya Janaraal Cabdiqaadir sheekh Cali Diini ayaa maanta gaaray Magaalada Kismaayo. Ugu horeyn waxaa wafdiga garoonka kusoo dhaweeyey madaxweyne Kuxigeenka […]

Degdeg: Kulamo Gooni Gooni ah oo Caawa ka soconaya Madaxtooyada Magalada Kismaayo.

3rd March 2016 admin 0

Kulamo gooni gooni ah ayaa caawa ka soconaya Madaxtooyada Magaalada Kismaayo, kuwaas oo u dhaxeeyaa siyaasiyiintii maanta kismaayo gartay, iyo hogaamiyayasha Jubba Axmed Madoobe iyo […]

Maxkamadda Militiga Soomaaliya oo Kuxun Dil ah ku riday Xasan Xanafi oo Shabaab ka tirsanaa.

3rd March 2016 admin 9

Maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Xasan Xanafi Xaaji Cabdisalaan oo ku eedaysnaa inuu lug lahaa dilalka […]

“Daawo” Sawirada Wafdigii Washiirka Gashaandhiga iyo Siyaasiyintii Kale ee Kismaayo gaaray Maanta.

3rd March 2016 admin 5

Dowlada iyo Besha Calamka Maxa Ka Rebay Wafdigii Kismayo Aaday Maanta.

3rd March 2016 admin 3

Wararka Xaqiqoyinka ee uu Hayay Gedo Times Ayaa Ahaa in Wafdiga Maanta Garay Magaalada Kismaayo Lagu waday Inay Racaan  Wafdi Ka socdo Dowlada Somaliya oo […]

DEG DEG:Kulan Madaxtoyada Kismaayo Oga Soconayo Axmed Madobe iyo Wafdigi Garay Manta.

3rd March 2016 admin 5

Waxaa Goordhow Madaxtoyada kismaayo Ka Furamay Kulan Balaran oo Dhex Marayo Hogaamiyaha Maamulka Jubaland , Faratag. Iyo Wafdigi Maanta Garay Halkasi ee uu Hogaminayay Wasiirka […]

Sir:Axmed Madoobe Maxaa Ku Qasbay Wada Hadalka Besha Sade ee Kismaayo Ka Soconayo

3rd March 2016 admin 2

Hogaamiyaha Maamulka Jubland ayaa Markisii Ugu Horeysa Waxa uu Ogaaladay Inuu Si Toos ah Wada Hadal ula Furo Xubanaha Siyaasiynta ee Ka soo Jeedo Besha […]

diim

Wasiir Diini : Waxaan kismaayo u nimid dhameynta Khilaafka ka dhex jira Beelaha Sade iyo Absame.

3rd March 2016 admin 0

Magaalada Kismaayo waxaa goordhow gaaray wafdi uu hoggaaminaayo wasiirka gaashandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini. Wafdiga wasiirka waxaa garoonka ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin iyo saraakiil […]

No Image

Wasiir Diini oo Kismaayo U Tagay Socodsinta Wada Hadalkii Axmed Madobe iyo Besha Sade.

3rd March 2016 admin 3

Waxaa Si Hees Sare ah Magalada Kismaayo Logu So Dhaweyay Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Gashaandhiga Somaaliya iyo Xubno Kale oo Siyaasiyin ah, Garoonka Ayaa Waxa […]

TOP News: Soo Dhaweynta Wafdiga Wasiir Diini oo Kismaayo looga Diyaar garoobay iyo itoobiya oo Amniga sugeysa.

3rd March 2016 admin 2

Qabanqaabada Soo Dhaweynta Wafdiga Wasiirka Difaaca iyo Xubnaha la soca ayaa laga dareemayaa Magaalada Kismaayo,kuwaas oo ay wadaan Masuuliyiinta Maamulka Jubba ee halkaasi ka rimiya. […]

Daawo: Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Gedo oo Booqday Xarumaha Ciidamada Dowladda ee Degmada Luuq.

3rd March 2016 admin 6

Masuuliyiinta ugu sareysa Maamulka Gobolka Gedo oo Socdaalo Shaqo maalmihii lasoo dhaafay ku joogay Degmada Luuq ganaane e Gobolka gedo, ayaa halkaasi kulamo kula qaatay […]

Posts pagination

« 1 … 24 25 26 … 28 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes