Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2016

Xog Axmed Madoobe oo Madaxweyne Ku Xigeeno u Balanqaday 4 Siyaasi oo Besha Sade ah.

24th February 2016 admin 5

Waxaa Maanta Fashilmay Shirkii Ka Soconayay Magaalada Kismaayo ee Lagu Magac Daray Dib U Heshisinta Besha Sade iyo Hogaamiyaha Jubland. Ajandaha Maanta oo uu Ahaa […]

DAAWO: TURKEY SHIRKII OO DHAMAADEY IYO SHARMAAKE

24th February 2016 admin 3

Shirkii kasocday dalka Turkey oo lagana hadalayey ayaaha somaaliya ayaa lasoo gaba gabeeyey iyadoo goobtaa ay kamaqan yihiin maamulka goboleedka somaliyeed ee Puntlad. raysawasaraaha ayaa […]

DAAWO:PUNTLAND NAMA QUSEEYO SHIRKA TURKEY

24th February 2016 admin 2

Madaxwayne kuxigeenka maamul gobeleedka Somaliyeed ee Puntland  mar uu  manta soo gaarey magaalada ganacsiga Puntland ee Boosaaso  usheegay inuusan qusayn shirka kasocda Turkey anaku kamanan […]

DAAWO: DULIMAADKII OO DIBI OGA BILAWDAY MUQDISHO

24th February 2016 admin 3

Duulimaadka diyaradaha waa wayen sida Daallo iyo Jubba aya manta si rasmi ah uga bilawday garoonka muqdisho. waxaa isbadal xaga amaanka lagu sameeyey dadka soo […]

bay

War Deg Deg ah: Ciidamo kawada Tirsan Kor Fur Galbed oo ku Dagaalamay Baydhabo

24th February 2016 admin 0

Iska Hor Imaad ayaa Gordhow Waxaa ku Dhex maray Magaalada Baydhabo ee Xarunta G, Baay, Iska Hor imaadka ayaa Ilaa Hada aysan Cadeyn Masulinta Maamulak […]

Recep Tayyep Erdogan: ” Waxaan Somaliya ka Fureyna Safaarada Calamka Ugu weyn

24th February 2016 admin 0

Madaxweynaha Turkeyga Erdogan ayaa tilmaamay in Soomaaliya oo bur bur xoog leh dhex jibaaxeysay sanadkii 2011 iminka ay dib cagaheeda isugu taageyso taas oo ay […]

Dhageyso:Qar Ka mid Dadka Somalida ah Maxaa Ay Ka Dhahen Shirka Istanbul Ka Socdo

24th February 2016 admin 0

Qaar Ka id ah Dadka Rer Muqdisho oo La Hadlay Gedo Tmise aya Darenkoda Waxa ay Ka Mujiyen Wax Laga Filan Shirka Ka Soconayo Dalka […]

Dhageyso: Taliska Jinsiyada iyo Waxda Socdaalka Wax Badan Ayaan Ka Baranay Dhacadadi Daalo Airline

24th February 2016 admin 1

Tan iyo wixii ka dambeeyay 2 February 2016 oo ku beegneed dhacdadii Qaraxa uu gudaheeda uga dhacay Diyaaradda Daallo Airline oo hakad ku yimid duulimaadyadeedii […]

Dhageyso: Taliyihii Nabad Sugida Magaalada Hobyo oo Is Casilay.

24th February 2016 admin 1

Cabdullaahi Cilmi Cawaale Taliyihii Nabad Sugida Maamulka Degmada Hobyo ee Galmudug ayaa shaaciyay in uu iska casilay xilkaas oo dhawaan uu u Magacaabay Madaxweynaha Galmudug […]

Dhageyso: Abandulaha Somaliya, Al- Shabab Wa Loga Adkaday Sh, dhexe.

24th February 2016 admin 0

Abaandulaha Ciidamada Xoga dalka ayaa Maanta wax uu Garay Degaano Ay Ciidamada Dowlada iyo Amisom Kala Waregeen Al- shabab . Cali Bashi oo ah Abaandulaha […]

Dhageyso: Cidamada Dowlada oo La Waregay Degano ka Tirsan G, Sh, Dhexe

24th February 2016 admin 1

Guddoomiyaha Maamulka Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe Axmed Xuseen Afrax  ayaa ka warbixiyay Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM oo barqanimadii maanta la wareegay […]

XOG: Itoobiya oo Masuuliyiinta Gobolka Gedo ku Amartay in aysan.ka hadli karin duqeymaha ay kenya ka fuliso Gobolkaasi.

24th February 2016 admin 1

Xog.hoose oo.aan ka.helnay xubno kamid ah maamulada degmada garbaharay,iyo kan.gobolka ayey nooga xog.warameen in.itoobiya ay u.diiday.ka.hadalka duqeymaha dhinaca cirka ah ee ay kenya ka sameyso […]

TOP : kulan looga hadlayay Nidaamka Dowlad Wanaaga oo Maanta ka dhacay Magaalada Garbaharay.

24th February 2016 admin 4

Kulan balaaran oo ay kasoo qeybgaleen maamulka degmada garbaharay iyo.kan gobolka gedo loogana hadlayay nidaamka dowlad wanaaga ayaa ka dhacay maanta magaaladaasi. Kulan.waxaa goobjoog ka […]

DAAWO:BALANBAL WAXGARADKA BALANBALE IYO GURCEEL EE GOBOLKA GALGADUUD AYAA HESHIIS ISLA GAARAY

24th February 2016 admin 2

Waxagaradka kasoo kala jeeda Degmooyinka balanbal iyo Guriceel ayaa heshiis ka gaarey dil ka dhacay Balanbal waxa garadka labada degmo oo kaashanaya qaybaha kala duwan […]

DAAWO:KISMAAYO SHIRKAAN WAXAA LOO QABTEY ASKARTII AXMED MADOOBE

24th February 2016 admin 3

Kulan ay ka qayb galeen qaar kamida barlamaanka Soomaliyeed ayaa lagu eedeyey in shirkii lagu qabtay kismaayo loo qabtey Axmed madoobe iyo kuwii taageersanaa. oo […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 24 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes