Dhageyso: Abandulaha Somaliya, Al- Shabab Wa Loga Adkaday Sh, dhexe.

Abaandulaha Ciidamada Xoga dalka ayaa Maanta wax uu Garay Degaano Ay Ciidamada Dowlada iyo Amisom Kala Waregeen Al- shabab . Cali Bashi oo ah Abaandulaha Ayaa Wax uu shagey in Howal Galka Ka socdo G, sh, dhexe Horey loo Shaciyay Sidaas Dartedna Waxaa Ay Had Soconayan Howal Galadi Iyaga ahaa.

Dadka Shacabk ah Ayuu ugu Baqay Abaandulaha inay La Shaqeyaan Ciidamada Dowlada iyo kuwa Amisom Si Logu Guleysto Dagaalka AL- Shabab Amniga Lo Xojiyo.

Maalmihii Danbe ayaa Wax Ka Soconayay Degaano Ka Tirsan G, sh, dhexe Howal Galo ay Wadeen Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Amisom Kuwaas oo Lagula Waregay Degaanka Biyo Cad Degaano uu ka Mid Yahay oo Hostago Magaalada jowhar.

Maalmihi Danbe ayaa Wax Ka Soconayay Magaalada Jowhar Kulamo uu Abaandulaha La Qadanayay   Saraakisha Dowlada iyo Kuwa Amisom oo Loga Hadlayay Sidii Lo Dar Dar Galin Lahaa Howalgalada Hada Soconayo .

Halkaan Ka Dhageyso:

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.