Dhageyso:Qar Ka mid Dadka Somalida ah Maxaa Ay Ka Dhahen Shirka Istanbul Ka Socdo

Qaar Ka id ah Dadka Rer Muqdisho oo La Hadlay Gedo Tmise aya Darenkoda Waxa ay Ka Mujiyen Wax Laga Filan Shirka Ka Soconayo Dalka Turkiga ee Loga Hadlayo Mustaqbalka Somaliya .

Inta badan Bulshada Nala Hadashaya ayaa Daren Is ku mid Ah Ka Mujiyay Rajo Xumo Ka Tagn Shirka ka dib Markii Somalidi Lagu Casumay Ay is ku raaci Wayen Dhamaantoda inay Tagan Turkiga .

Taasi Ay Kentay Kala Aragti Duwanasho Soo Kala Dhex Gashay Maamul Gobaledyada Iyo Dowlada Dhexe .

Halkaan Ka Dhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.