DAAWO:PUNTLAND NAMA QUSEEYO SHIRKA TURKEY

Madaxwayne kuxigeenka maamul gobeleedka Somaliyeed ee Puntland  mar uu  manta soo gaarey magaalada ganacsiga Puntland ee Boosaaso  usheegay inuusan qusayn shirka kasocda Turkey anaku kamanan qayb galin wixii kasoo baxayna nama quseeyo waana mid lagu marin habaabinaayo shacabka soomaliyeed, baaq uu udirey beesha caalamka iyo shacabka soomaliyeed inay gurmad lasoo gaaraan shacabka abaaruhu ku dhibaateeyeen Puntland iyo Somaliya oo dhan.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.