DAAWO: DULIMAADKII OO DIBI OGA BILAWDAY MUQDISHO

Duulimaadka diyaradaha waa wayen sida Daallo iyo Jubba aya manta si rasmi ah uga bilawday garoonka muqdisho. waxaa isbadal xaga amaanka lagu sameeyey dadka soo galaya iyo kuwa kabaxaya garoonka caalamiga muqdisho, duulimaad yadaan ayaa istaagey markii qarax laga eegtay diyaarada daallo taasoo hal qof kudhintay waxa kaloo lafilayaa in diyarada turkey airline ay iyaduna timaado shacabka Soomaliyed ayaa aad uGu baahi qaba diyarado caalamiya oo yimaada soomaliya.

Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.