War Deg Deg ah: Ciidamo kawada Tirsan Kor Fur Galbed oo ku Dagaalamay Baydhabo

bay

Iska Hor Imaad ayaa Gordhow Waxaa ku Dhex maray Magaalada Baydhabo ee Xarunta G, Baay, Iska Hor imaadka ayaa Ilaa Hada aysan Cadeyn Masulinta Maamulak Kon fur Galbeed Wax Sababy .

Waxa Ilaa Had La xaqijiyay inay Geriyoden 3 Qof oo Mid uu Yahay Askari Labada Kalan aay yihin Shacab Halka dhawacna Lagu Shegy 4 Qof oo Sadex K mid ah yihin Askar .

Goobta ayaa Wax Garay Masulin Ka socday Mamulka Kon fur Galbeed kuwaas oo Ilaa Had Barayo Sida ay Wax u Dhaceen .

La soco Wixii Ku soo Kordha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.