Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2016

Dhageyso: Maamulka G, Gedo oo Ka Warbixiyay Howal Gal Laga Sameyay Bardhere.

27th February 2016 admin 2

Guddoomiye ku xigeenka Maamulka Gobolka Gedo Sheekh Max’ed Xuseen Al Qaadi . ayaa sheegay in kulan ammaanka looga hadlayo Magaalada Baardheere ay ku wada qaateen […]

TOP News: kenya oo lacag badan Dul dhigtay Saraakiil Ka tirsan Alshabaab.

27th February 2016 admin 4

Dowladda Kenya, ayaa waxa ay lacag dul dhigtay Madaxyada rag ka tirsan Ururka Al Shabaab, kuwaasi oo Kenya ay sheegtay inay ka dambeeyeen weeraro ka […]

XOG: Xagee ku dambeeyey Shirkii uu Axmed Madoobe Dhawaan Kismaayo ku daahfuray. “Akhriso”

27th February 2016 admin 3

Wararka aan Saaka ka helayno Xarunta Maamulka Jubba ayaa sheegaya in Wajigii ugu horeeyey ee Shirka Wadatashiga iyo dinb u heshiisiinta Beesha Sade uu ku […]

Wasiirka Amniga: Qaraxyadii Xalay wali ma arag mana maqal kuwo ka culus o Muqdisho ka dhacay wali.

27th February 2016 admin 4

Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho uu ahaa kii ugu xooganaa ee ka dhaca magaalada, kaasoo […]

Daawo: Sawirro Argagax leh oo laga sooqaaday Qaraxyadii Xalay lagu weeraray Goobo kamid ah Magaalada Muqdisho.

27th February 2016 admin 2

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo xalay lagu weeraray hotelka SYL ee magaalada Muqdisho iyo afaafka hore ee beerta Nabbadda , kuwaasi oo qasaaro […]

Daawo:BaladXaawo Qurbo joogto hana caawiyeen

27th February 2016 admin 7

Maamulka sportigada Degmada Baladxaawo ayaa waxay codsanayaan in laga caawiyo dayactirka garoon banooniga degnmada Balaxaawo isagoo ubaahan in dhismo casriya madaamo ay baladxaawo kajirto 18 […]

Daawo:Wararkii ugu dambeeyey weerarkii caawa

27th February 2016 admin 2

Waxaa wali socota in la ogaado dhimasha iyo dhaawac labadii qarax ee  muqdisho kadhacay kuwaasoo gaystey qasaare naf iyo nolol ah  ciidamada amniga ayaa soo […]

tv

Degdeg: Wariye ka tirsan Universal TV oo kamid noqotay dadka ku dhaawacmay Qaraxyadii caawa ka dhacay Muqdisho.

26th February 2016 admin 14

Wariye ka tirsan Telefishinka Universal oo lagu magacaabo Luul Xuseen Cilmi ayaa kamid noqotay dadka ku dhaawacmay qaraxyadii caawa ka dhacay beerta Nabadda iyo Hotel […]

ciidan

TOP : Hay’Adda NISA oo sheegtay in ay dishay labo kamid ah Dableydii soo weerartay Beerta nabadda.

26th February 2016 admin 3

Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Soomaaliya ee NISA oo goordhaaweyd uu taliyahooda warbaahinta la hadlay ayuu faafaahin kabixiyay weerarki caawa. Cabdiramaan Tuuryare Oo ah taliyaha […]

shabab

TOP News: Al-shabaab oo sheegtay Masuuliyadda Weeraradii Caawa lagu qaaday Beerta Nabadda iyo Hotelka SYL.

26th February 2016 admin 5

Ururka alshabaab ayaa sheegtay masuuliyada qaraxyadii caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, War Qoraal ah oo uu ku saxiixnaa afhayeenka ururka ee dhinaca hawl-galada cabdi casiis […]

qarax

Degdeg:dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qaraxyadii Caawa oo la xaqiijiyay

26th February 2016 admin 5

Kudhawaad 6 qof oo rayid ah ayaa lasoo warinaya in ay ku dhinteen dhowriyo toban kalane ay ku dhaawacmeen qaraxyo caawa ka dhacay afaafka hore […]

qarax

Degdeg: Qaraxyo waaweyn oo Ruxay beerta Nabadda ee Magaalada Muqdisho

26th February 2016 admin 15

Qarax weyn aya goordhaw ka dhacay afaafka hore ee beerta nabadda, ee deegaanka Ceelgaabta Demada xamar jajab ee magaalada muqdisho. Qaraxa oo ahaa gaari nooca […]

lacag

Mushaar Qeybin Maalintii labadaas Ciidamada Dowladda iyo Ahlusunna loogu sameeyey Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

26th February 2016 admin 1

Ciidama dowladsa iyo kuwo ahlusuna ayaa maalintii labaad waxaa mushaar loogu qeybinayaa degmada baardhere ee Gobolka Gedo.   Abaandulaha Ciidama Xooga dalka Soomaaliyeed Janaraal Cali […]

Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo oo ay ka da’een Roobab lagu Diirsaday “Akhriso magacyada deegaanada”.

26th February 2016 admin 5

Deegaano ka tirsan gobolka Gedo ayaa lasoo warinayaa xalay ilaa saaka in ay ka da’ayeen roobab lagu diirsaday. Roobabkani ayaa ka da’ay deegaanka dhasheeg oo […]

TOP News: Dayuurado Dagaal oo Joog hoose ku duulaya oo saaka dul heehaabaya Deegaanka Tuulo Barwaaqo ee Gobolka Gedo.

26th February 2016 admin 3

Diyaarado dagaal oo joog hoose ku duulaya ayaa saaka dul heehaabaya deegaanka tuulo barwaaqo ee duleedka degmada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo.   Diyaaradahani ayaa […]

Posts pagination

« 1 … 3 4 5 … 24 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes