Daawo:BaladXaawo Qurbo joogto hana caawiyeen

Maamulka sportigada Degmada Baladxaawo ayaa waxay codsanayaan in laga caawiyo dayactirka garoon banooniga degnmada Balaxaawo isagoo ubaahan in dhismo casriya madaamo ay baladxaawo kajirto 18 kooxood una baahan yiihiin qalabka kala duwana ee sportiga waxay kaloo sheegeen inaysan wax cawima ah kahelin dawlada fadaraalka. ugu dambaytii waxay waydiisteen ganacsatada iyo qurbo joogtu inay gacan muhiin ah ka geystaan sidii loo dayartiri lahaa garoonka.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.