Degdeg:dhimasho iyo dhaawac ka dhashay qaraxyadii Caawa oo la xaqiijiyay

qarax

Kudhawaad 6 qof oo rayid ah ayaa lasoo warinaya in ay ku dhinteen dhowriyo toban kalane ay ku dhaawacmeen qaraxyo caawa ka dhacay afaafka hore ee beerta nabadda iyo hotelka SYL ee magaalada Muqdisho.

Goobjoogayaal kasoo badbaaday weeraradaasi iyo saraakiil amni ayaa xaqiijinaya dhimashadaasi iyo dhaawaca ka dhashay weerarkii caawa.

Tiro intaasi badan aya dhici karta in ay ku dhinteen, waxaase iminka la xaqiijiyay khasaaraha heerkaasi  gaarsiisan.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.