TOP News: Al-shabaab oo sheegtay Masuuliyadda Weeraradii Caawa lagu qaaday Beerta Nabadda iyo Hotelka SYL.

shabab

Ururka alshabaab ayaa sheegtay masuuliyada qaraxyadii caawa ka dhacay magaalada Muqdisho,

War Qoraal ah oo uu ku saxiixnaa afhayeenka ururka ee dhinaca hawl-galada cabdi casiis abuu muscab ayaa sheegay in bartilmaameedkoodu uu aha Hotel SYL ee magaalada Muqdisho halkaasi oo uu sheegay in ay daganyihiin murtadiiin sida uu hadalka u dhigay.

Afhayeenka aya sheegay in qorshihii ay kalahaayeen weerarka uusan u fulin sideey ugu talagaleen balse waxa uu sheegay in wax un ay uga suuragaleen qorshaha weerarka.

Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay weerarkani oo aha labo qarax oo intabadan laga maqlay degmooyinka caasimadda.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.