TOP : Hay’Adda NISA oo sheegtay in ay dishay labo kamid ah Dableydii soo weerartay Beerta nabadda.

ciidan

Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Soomaaliya ee NISA oo goordhaaweyd uu taliyahooda warbaahinta la hadlay ayuu faafaahin kabixiyay weerarki caawa.

Cabdiramaan Tuuryare Oo ah taliyaha NISA aya sheegay in ay iminka cidankiisa si buuxda u maamulayaan Xarunta beerta nabdda iyo hotel SYL oo caawa la weeraray.

Tuuryare aya sheegay in ay dileen labo kamid ah maleyshiyaadkii Soo weeraray goobahani, isagoo dhinaca kale hoosta ka xariiqay in ay wadaan Xaqiijinta amniga Goobahani.

Taliyaha ayaa dhinaca kale sheegay in goordhaw ay warcad kaso saari doonaan dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay xilli uu sheegay in ay wali wadaan daadgureynta dhaawacyada iyo tirinta meydadka goobta yaalo.

Faafaahinta goodhaw Filo insha alla

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.