Degdeg: Wariye ka tirsan Universal TV oo kamid noqotay dadka ku dhaawacmay Qaraxyadii caawa ka dhacay Muqdisho.

tv
Wariye ka tirsan Telefishinka Universal oo lagu magacaabo Luul Xuseen Cilmi ayaa kamid noqotay dadka ku dhaawacmay qaraxyadii caawa ka dhacay beerta Nabadda iyo Hotel SYL ee magaalada Muqdisho. Wariyaha oo uu firir qarax ka galay Madaxa ayaa waxaa soogaaray dhawac fudud ayaa ku dhawaacatay xarunta Iskaashatooyinka oo ay ku laheyd goob lagu qurxiyo dumarka. Wariyaha ayaa kamid ah tiro dad ah oo lagu qkyaasay Toboneeyo kuwaas oo ku dhaawacmay qaraxyada caawa ka dhashay magaalada Muqdisho. Waa xilli hore dhaawacyada iyo dhimashada dadka layaqaanane waan idiin soo tabin doonaa markasta oo aan xaqiijino dadka dhaawaca ah iyo dhimashada ah ee magaca leh hadba sida ay wax ukala gaareen Markasta isha ku hay Gedotimes kana hel xogo xaqiiqo ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.