Degdeg: Qaraxyo waaweyn oo Ruxay beerta Nabadda ee Magaalada Muqdisho

qarax

Qarax weyn aya goordhaw ka dhacay afaafka hore ee beerta nabadda, ee deegaanka Ceelgaabta Demada xamar jajab ee magaalada muqdisho.

Qaraxa oo ahaa gaari nooca waxyaabaha qarxa laga soo buuxshay ayaa ku qarxay irida hore ee beerta kadib markii ciidanka ilaalada eehalkaasi kusugnaa ay ka horjoogsadeen wadihii gaariga in u gudaha u galo xaruntaasi.

Dhimasho iyo dhaawac aya lasoi warinyaa waxaana goobjoogayaal madasha ku sugnaa ay warbahinta maxaliga u sheegeen in ay jiraan dhimasho iyo dhaawac.

Sidoo kale goordhaw waxaa dhacay qarax kale oo ka dhacay irida hore ee beerta nabada.

Rasaas ayaa laga maqlayaa agagaarka goobta taasi oo ay isweydaarsanayaan ilaalada goobta iyp dableydii soo weerartay madasha.

Wixi kusoo kordha kala soco gedotimes insha allah

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.