
Nolosha Barakacayasha Doolow oo laga dayrinaayo
Barakacayaasha ku sugan Degmada doolow ee gobolka Gedo ayaa waxa soo food saartey daruufo adag oo ay kamid yihiin Cunto la’aan,hoy iyo daryeel la’aan waxayna […]
Barakacayaasha ku sugan Degmada doolow ee gobolka Gedo ayaa waxa soo food saartey daruufo adag oo ay kamid yihiin Cunto la’aan,hoy iyo daryeel la’aan waxayna […]
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliya Cabdixakiin Dahaair Saciid saacid ayaa faray ciidanka booliska inay si hufan o asluubeysan ay ula dhaqmaan shacabka inta ay ku jiraan […]
Deeqa Raashina oo ka timid dalka Kuwayt ayaa loo qaybiyey 230 qoys oo ah dadkii abaaruhu dhaafiyeen xoolahoodii, waxa kaloo daawo lagarsiiyey isbitaalka Buuhoodle oo […]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo masjidka shuhadaa ee magaalada Muqdisho waxuu kajeediyey qudbad uu kaga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin […]
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiirada Gaashaandhiga, Amniga Gudaha , Warfaafinta iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho […]
Abaaraha kajira Soomaliya ayaa waxay dhib ku hayaan dadka iyo duunyada allaha unaxariiste qoyskii uu ka tagay Qaasim Yuusuf oo isku daldalay deegaanka Higlo ayaa […]
Hooyo Xabiibi Cali Raage oo kamid ah dadka ay abaartu soo barakicisay oo dhashey gabar qaarka danbe Naafo ka ah wiilna lagu soo qalay ayaa […]
Ra’isulwasaare ku xigeeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa waxa uu sheegay in Xukuumada ay diyaarisay qorshaha amniga Qaranka iyo qorshaha amniga Caasimada […]
Ururka Hirda ayaa Haweenka Ganacsiga yar ku haysta Magaalada Caabudwaaq Gudoonsiiyay Deeq lacag si ay kor ugu qaadaan ganacsigooda Waxaana halkii Qof la siiyay $500 […]
Afhayeenka Guud ee Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa ku eedeeyay Jaamacadaha iyo Iskuulada kala duwan ee dalka Soomaaliya ku yaala […]
Kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen Golaha wasiirada Puntland ayaa waxaa looga hadlay xaalada adag ee ay kusugan tahay deegaanada puntland waxaana laga soo […]
Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka ee Soomaaliya Drs Fowziyo Abiikar Nuur ayaa gaartay Magaalada Baydhabo ee xarunta G/Baay iyadoo kormeertay doonto xarumaha Caafimaadka ee Baydhabo […]
Waxaa goor dhow dab xoogan uu qabsaday qeyb ka mid ah suuqa weyn Bakaaraha ee maagalada Muqdisho, waxaana la soo sheegayaa in dabku uu ku […]
Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes