Nolosha Barakacayasha Doolow oo laga dayrinaayo

bara

Barakacayaasha ku sugan Degmada doolow ee gobolka Gedo ayaa waxa soo food saartey daruufo adag oo ay kamid yihiin Cunto la’aan,hoy iyo daryeel la’aan waxayna ugu baaqayaan dowlada soomaliya iyo Muslimiinta inay gurmad lasoo gaaraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.