Baardheere: Ciyaar aad u xiiso badan oo kadhacday Garoonka Cusub ee degmada

Ciyaar ay iskaga horyimaadeen labo kooxood oo ka tirsan kooxaha degmada Baardheere ee Gobolka Gedob ayaa lagu qabtey garoonka cusub ee degmaadas, tartankaan ayaa waxaa usoo daawosho tagay dadwayne aad u badan iyo maamulka degmada Baardheere iyo wasiir Maxamed kaliil.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.