Dad Xoolo dhaqata ah oo lagu dilay Dhabad ee Gobolka Galgaduud

dagaal

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud gaar ahaan Dhabad ayaa sheegaya in Aano Qabiil loogu dilay Labo Nin oo Walaalo ah islamarkaana ahaa Dad Reer miyi ah.

Dadkaan Dilka loo geystay ay ka soo jeedaan Degaanka Dhabad Ee Gobolka Galgaduud kooxihii dilka gaystay ayaa ufakaday degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, wararka qaarkood ayaa sheegaya inay katirsan yihiin Ciidamada Maamulka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.