Ururka Hirda oo Haweenka oo ganacsi yar haysta ugu deeqay lacag Video+Sawiro

lacag

Ururka Hirda ayaa Haweenka Ganacsiga yar ku haysta Magaalada Caabudwaaq Gudoonsiiyay Deeq lacag si ay kor ugu qaadaan ganacsigooda Waxaana halkii Qof la siiyay $500 oo doolar (Shan boqol oo doolar) Hirda markasta Bulshada way garab taagan tahay waana ay muuqataa waxqabadkeeda Caabudwaaq.

Hoos kadaawo warbixintii ayaanle Cabdulaahi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.