Dhageyso:Dowlada Soomaliya oo diyarisey Qorshihii aminga Muqdisho

mahdi

Ra’isulwasaare ku xigeeenka Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa waxa uu sheegay in Xukuumada ay diyaarisay qorshaha amniga Qaranka iyo qorshaha amniga Caasimada oo uu sheegay in ay u bixiyeen xasilinta Caasimada.

Qorshaha xasilinta Caasimada waxaan ugu tala galnay in aan ku xasilino Magaalada Muqdisho oo Caasimada ah wane ku xasilin doonaa” ayuu yiri Ra’isulwasaare ku xigeeenka Dalka Waxa uu sheegay shacabka in looga baahan yahay in ay soo sheegaan Qofka sameynaya waxyaabaha lidiga ku ah Amniga, si loo gaaro nabad iyo Amni loo dhan yahay.
mahdi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.