Caabudwaaq:Hooyo Naafo ah ilmana lagu qalay oo codsatay in lacaawiyo

Hooyo Xabiibi Cali Raage oo kamid ah dadka ay abaartu soo barakicisay oo dhashey gabar qaarka danbe Naafo ka ah wiilna lagu soo qalay ayaa codsatay in wax loogu qabto gabadheeda.

Hadii aad dooneyso in aad caawiso kala xiriir Tel: 00252615860526
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warkaan inooga soodiray Caabudwaaq.


cw

cw

cw

cw

cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.