Daawo:Aabihii Isdaldalay Marxuun qaasim oo qoyskiisii lacag lasoo gaarsiiyey una baahan gurmad dag daga

Abaaraha kajira Soomaliya ayaa waxay dhib ku hayaan dadka iyo duunyada allaha unaxariiste qoyskii uu ka tagay Qaasim Yuusuf oo isku daldalay deegaanka Higlo ayaa waxaa lasoo gaarsiiyey Deeq Lacaga oo dhan 1350 waxaana deeqdaa lacagta soo gaarsiiyey Gudoomiyaha ururka Ugargaar dadkaaga Masamafale Maslax Saleebaan oo kawar bixiyey lacagtaan inay soo dhiibeen muxsiniin Soomaliyeed ee wadamada Germalka,holland iyo Norway wuxuuna uga mahadceliyey dadkii soo dhiibay isagoo ugu baaqay in dadkaan gurmad dag daga lala soo gaaro.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.