Muuqaal:Deeq Raashin ah iyo daawo lagaarsiiyey Buuhoodle

rashin

Deeqa Raashina oo ka timid dalka Kuwayt ayaa loo qaybiyey 230 qoys oo ah dadkii abaaruhu dhaafiyeen xoolahoodii, waxa kaloo daawo lagarsiiyey isbitaalka Buuhoodle oo dad badan ay la aliitaan Xanuunka shuban Biyoodka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.