Dhageyso: Khudbadda Madaxweyne Farmaajo uu Ka Jeediyey Masjidka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo masjidka shuhadaa ee magaalada Muqdisho waxuu kajeediyey qudbad uu kaga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin in qaladaadkii horey udhacay cashar laga barto,Amaanka.
Hoos kadhayso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.